Jocelyn Mason oo balan-qaad Muhiim ah u sameeyey Maamulka G/Banaadir (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Md. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hey’adda UNDP u qaabilsan Soomaaliya, Jocelyn Mason iyo xubno ka tirsan Howlwadeenada xafiiskiisa. Eng. Yarisow ayaa ugu horeyn Mr. Jocelyn kusoo dhaweeyay Muqdisho, isagoo warbixin ka siiyay Howlaha ay isla wadaan Maamulka … Continue reading Jocelyn Mason oo balan-qaad Muhiim ah u sameeyey Maamulka G/Banaadir (Sawirro)